GAROOWE – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland ahna sii-haya xilka Wasiirka Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa maanta la kulmay Wafti ka socday Safaaradda Switzerland ee Soomaaliya. Wafdigan oo u hoggaaminayay Cyprian Nyamweno iyo Nimco Maxamuud Jirde ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda ee magaalada Garoowe. Kulan ay ku yeesheen xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe, waxaa goobjoog […]
GAALKACYO- Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame” Qawdhan” ayaa booqday xafiisyadda Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wasiirka oo uu weheliyo ku-simaha Agaasimaha Guud Mudane Abshir Maxamed Abshir ayaa booqday xarunta dhaxe, goobaha dakhliga ee gobolka Mudug oo ay warbixino kaga dhegaysteen mas’uuliyiinta kala duwan ee gobolka. […]