Puntland iyo DDS Itoobiya oo heshiis ku gaaray degmada Galdogob ee gobolka Mudug(Sawirro)

GALDOGOB – Wufuud ka kala socday Dowladda Puntland iyo Dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ku yeeshay degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Shirkan waxa ka qayb galay madaxda Wasaaradda Maaliyadd, Wasaaradda Ganacsiga ,maamulka gobolka Mudug iyo Hay’adaha amniga gobolka Mudug, halka dhanka DDS Itoobiya u matalaayeen Guddoomiyaha gobolka Doollo, guddoomiyayaashii degmooyink Bookh, Galxamur,Galaadi,Danood iyo hay’adaha […]

Wafti uu hoggaaminayo Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo booqday Dekedda Garacad(Sawirro)

GARACAD – Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdi Ibrahim Warsame (Qowdhan) ayaa maanta booqday dagmooyinka Jariiban iyo dekadda Garacad ee gobolka Mudug. Wafdiga ayaa booqday xarunta degmada iyo Dekadda Garacad iyadoo ay la kulmeen dhammaan mas’uuliyiinta Shirkadda Wadaagsin oo ah shirkad maxalli ah oo gacanta ku haysa […]