Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Maaliyadda ee gobolka Mudug(Sawirro)

GAALKACYO – Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Wasaraadda Maaliyadda gobolka Mudug, Kulanka ayaa ahaa mid lagu dar-dargelinayo shaqada. Mas’uuliyiinta kulanka ka qayb galay waxa ka mid ahaa Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyadda gobolka Mudug, Kuxigeenka Agaasimaha Canshuuraha Berriga, Maamulayaasha Cashuuraha Berriga Iyo Kastamka, Madaxa Faracyada goobaha […]