Wasiirka Maaliyadda Puntland oo xariga ka jaray xarunta Wasaaradda ee Qardho oo dib loo dayactiray(Sawirro+Video)

QARDHO – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa magaalada Qardho ka xarig-jaray xarunta Wasaaradda Maaliyadda, taasoo lagu sameeyay dayactir ballaaran. Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa kasoo qayb galay Guddoomiyaha gobolka Karkaar, Duqa degmada Qardho, Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyada gobolka Karkaar, Ganacsato iyo mas’uuliyiin kale. Wasiirka ayaa kula dardaarmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda in ay ka […]