Safiirka Dalka Switzerland Ambasador Valentin Zellweger oo booqday W.Maaliyadda

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame “Qowdhan” oo ay weheliyaan Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Dakhliga iyo hawlwadeenada Mashruuca RCRF iyo PFM/DRM ayaa la kulmay wafdi uu hogaaminayo Safiirka Dowladda Switzerland ee Soomaaliya Dr Valentin Zellweger.Safiirka Dowladda Switzerland kulanka waxaa ku waheliyay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Agaasimaha gobolka ee iskaashiga […]