Madaxweynaha Puntland oo Kormeer shaqo ku yimid xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe(Sawirro)

GAROOOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku yimi xarunta Wasaaradda Maaliyadda. Madaxweynaha waxaa xarunta ku soo dhaweeyey Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maxmed Cabdulqaadir, Xisaabiyaha guud ee Dowladda Cumar Saalax Aadan, kusimha ahna Agaasime guud kuxigeenka Maamulka Keenadiid Cali Jaamac iyo Ku xigeenka Agaasimaha Guud […]