Madaxda sare ee W/Maaliyadda Dowladda Puntland oo ka qayb galay Xuska Maalinta Furdooyinka Adduunka oo lagu qabtay Boosaaso(Sawirro)

BOOSAASO-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirku xigeenka Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa ka qayb-galay Xuska Maalinta furdooyinka Aduunka oo lagu qabtay magalada Boosaaso. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qaybgalay Qaar ka mid ah Golaha Xukuumadda, Maamulka Gobolka, kan Degmada Boosaaso, Taliska Booliiska, Agaasimaha Furdooyinka Puntland, Maamulaha Furdada Boosaaso Ganacsato iyo mas’uuliyiin […]