Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo shir la yeeshay Madax-qaybeedyada iyo shaqaalaha[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Ahmed Abdirisak Dirie ayaa maanta shir la yeeshay Madax Qaybeedyada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ahaa Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Maamulka, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda iyo Mas’uulyiin kale. Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo dar-dar galin kahaa hannaanka shaqada Wasaaradda iyo […]