Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyay shirka Todobaadlaha ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Shirkii Todobaadlaha ah ee Agaasimayaasha Wasaradda Maaliyada Dowladda Puntland ayaa maanta looga hadlay qodobo si wayn diirada lagu saaray, waxaana ka mid ahaa: – 01. Kicinta canshuuraha berriga ee gobolada si dowladduna u gudato Waajibaad keeda shaqo ee dalka, 02. In Bangiyada,Hay’adaha Maxaliga ah iyo ku Caalamiga, shirkadaha qandaraaslayaasha iyo shaqsiyaadka gaadiidka iyo guryuhu […]