Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo u Daah-furay Afar Wasaaradood Barnaamijka PL-FMIS[Sawirro]

GAROOWE – Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdillahi Ismaaciil ayaa hoolka shirarka ee Wasaaradda Maaliayadda ugu daah-furay Afar Wasaaradood nidaamka maaraynta Maaliyadda PL-FMIS. Kulanka Xisaabiyaha waxaa ku weheliyey kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo Agaasimayaasha maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradaha afarta ah, khuburada xafiiska xisaabaadka guud iyo gudugii gacanta […]