Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kulan guud la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka Agaasimaha Guud waxaa ku weheliyey Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud, Agaasime guud ku xigeenka Maamulka iyo Agaasimayaasha Waaxyaha. Kulanka ayaa ahaa mid shaqaalaha lagu ogaysiinayey in Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha HR-ka Wasaaraddu ku guuleystay hirgelinta […]