Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo Shir Guddoomiyey Kulanka Todobaadlaha ee Horumarinta Shaqada[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Agaasimaha kulanka waxaa ku weheliyey Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi, Agaasime guud ku xigeenka Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal iyo Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda. Agaasimayasha waaxyaha ayaa […]