Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Xarumaha Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo u kuur gelaya habsami u socodka shaqada Wasaaradda Maaliyada ayaa maanta kormeer ku tagey xarumaha dakhliga. Xarunta dakhliga oo dhawaan shaqo bilowday ayaa Agaasimuhu halkaasi kula kulmay madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda, isaga oo mid mid u booqday xafiisyada kala duwan, wuxuuna shaqaalaha […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kormeer ku sameeyay xarumaha Wasaaradda ee Gobolada Karkaar,Bari iyo Sanaag[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasime Guud Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal ayaa Kormeer guud ku sameeyay xarumaha Wasaaradda ee Gobolada Karkaar, Bari iyo Sanaag. Kormeerkan ayaa qayb ka ahaa kor u qaadida hannaanka maamulka iyo tayaynta shaqada Wasaaradda Maaliyadda ee gobolada Dowladda Puntland. Agaasimuhu intii uu Kormeerkan shaqo ku guda jiray waxaa […]