Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo Shir Guddoomiyay Kulaunka Todobaadlaha ah ee Horumarinta Shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan ayaa lagu qabtay xarunta Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda, waxaana ka soo qayb galay Agaasime guud ku xeenkaa Dalkhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi, ku xigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal […]