Tababar Ku Saabsan Cilmiga Barbashadda Kumbuyuutarka ICT oo loo qabtay Shaqaalaha Wasaaraadda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo uu weheliyey Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo tababarada ayaa daah-furay tababar Wasaaradda Maaliyadu u qabatay shaqaalaheeda,kuna saabsan Cilmiga barashada Kumbuyuutarka (ICT Training). Tababarkan ayaa lagu baranayey qaybaha kala duwan ee cilmiga kubuyuutarka-Sida Looga hortago La Iskagana Difaaco Weerarada dhanka Internet-ka ka dhaca […]