Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyey kulanka Horumarinta shaqada Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Shirka ayaa inta u socday waxaa looga hadlayay shaqooyinka qabsoomay Wasaaradda ee ay ka mid yihiin kor uqaadida qorshaha dakhliga oo ay ka mid yihiin Cashuuraha Berriga iyo xoojinta wada […]