Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE- Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dib u habaynta xogta shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda 2024 Xafiiska HR-kana loo bandhigay xogta horumarinta shaqaalaha Wasaaradda. Qorshayaasha horumarinta leh ee 2024-ka kuna aadan shaqooyinka loo […]