Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland Iyo Guddiga Dhaqaalaha&Xisaabaadka ee Baarlamaanka oo kulan yeeshay[Sawirro]

GAROOWE- Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ayaa kulan la yeeshay Guddiga Dhaqaalaha & Xisaabaadka ee GolLaha Wakiillada Dawladda Puntland. Guddiga waxaa kulan la yeeshay Wasiirudowlaha Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir ku xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud iyo mas’uulyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda. Dhowaan […]