Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda iyo Dekadda Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle uuna weheliyo Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga ayaa kormeer shaqo ku tagay Kastamka Dekada iyo xarunta cashuuraha berriga ee Wasaaradda Maaliyadda. Agasimaha ayaa booqaday Xafiisyada Wasaaradda ee ay ku sugan yihiin madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda xili ay ku guda jireen shaqo maalmeedkoodii. Madaxda […]