Agaasime Guud Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Waaxyaha Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa shir gudoomiyey kulan uu la yeeshay waaxyaha dakhliga laguna qabtay Xarunta dhexe ee dakhliga. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Agaasimahaysha waaxyaha iyo madax qaybeedyada ayaa looga hadlay Sagaalkii bilood ee la soo dhaafay horumarka la sameeyey kicinta dakhliga […]