1

Wasaaradda Maaliyadda oo Dardargelineysa Sannadkan Cashuuraha Berriga[Sawirro_Video]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa sannadkan dardargelin doonta Cashuuraha Berriga ee gobolada Puntland,waxayana bixin doonta Tababaro kor loogu qaadayo shaqaalaha. Agaasimaha Guud Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan) ayaa sheegay in ay dardargelin doonaan Cashuuraha Berriga Puntland ayna la kulmeen cida ay khuseysay howshan. Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan) ayaa sidoo […]

09079e5d-fee5-41bc-b9fa-52497ec3c844

Wasaaradda Maaliyadda oo soo bandhigtey waxqabadkii 2015 [Sawirro]

Khudbadii Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed Mudane Madaxweyne, Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa Warbixin ku saabsan Wax-qabadka W/Maaliyadda mudada 6-da bilood ah oo aan hayo Xilka Wasaaradda Maaliyadda iyo hawlihii la qabtey 6-dii bilood ee iga horeeyay oo u qabsoomay Wasaaradda. Wasaaraddu waxay ku dhaqaaqday in ay hirgeliso Qorshe Sanadeedkii ay hordhigtay Gollaha […]

2f9b8fcd-5471-46b4-8539-cb18482491f3

Shirka Wadatashiga Cashuuraha Dowladaha hoose iyo Dowladda Dhexe oo maanta Lagu qabtay Garoowe(Sawirro)

GAROOWE – Waxaa maanta ka furmay magaalada Garoowe shir ballaaran oo looga arrinsanayo Cashuuraha dowladaha hoose iyo Dowladda dhexe kaasoo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Shirkan ayaa ,waxaa ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Kuxigeenkiisa,Madaxda kala duwan ee Wasaaradda iyo guddoomiyaasha degmooyinka Puntland,Xoghayaasha D/hoose iyo Saraakiil ka tirsan dowladda Puntland ,Xisaabiyaha guud iyo arrimaha gudaha […]

IMG_1900

Shaqaale ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Madaxweyne Gaas Shahaadooyin Gudoonsiiyey (Sawirro)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 29-Dec-15 Jaamacadda Bariga Afrika kaga qayb qalay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey arday ka kala tirsan Jaamacadaha Bariga Afrika iyo PSU kuwaas oo dhammaysatay Aqoonta Maamulka iyo Maaliyadda oo dhammaantood ka-tirsan shaqaalaha Dawladda Puntland. Barnaamijkan ardayda lagu barayo Maamulka iyo maamliyadda ayaa waxaa iska kaashaday Jaamacadda Bariga […]

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Baarlamaanka Horgeeyey Miisaaniyada sannadka 2016-ka [Cod]

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa maanta horgeeyey Baarlamaanka Puntland maanta oo Isniin ah Miisaaniyadda sannadka 2016-ka. Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed oo khudbad dheer Gollaha Baarlamaanka hortiisa ayaa sheegay in miisaaniyaddu ka duwan tahay tii hore lagu soo dhaqmayey sannadkii 2015-ka. Waxa uu sheegay in iney miisaaniyaddu xal u raadineyso in […]

IMG_5113

Gollaha Xukuumada Puntland oo Ansixiyey Miisaaniyada sannadka 2016 ay gudbisay Wasaaradda Maaliyadda

Gaalkacyo – Gollaha Xukuumada ee Dowladda Puntland oo shir ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ansixiyey miisaaniyadda Dowladda Puntland taasoo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Miisaaniyadda sannnadka 2016 ayaa isugu jirta korar miisaaniyadeed iyo odoros qiyaaseed sugan. Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa gollaha u cadeeyey in miisaaniyadan tahay mid la jaanqaadi karta […]

image_3

Wasaaradda oo Tallooyin ku Biirisay Shirkii Wadatashiga Maaliyadda dalka[Sawirro]

MUQDISHO – Magaaladda Muqdisho ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirkii wadatashiga dhaqaalaha dalka kaasoo ay Isugu yimaadeen Dawladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka. Shirkan oo socday muddo saddex cisho ah ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban sagaal qodob oo wax ku ool ah kuna aadan dhinaca maamulka maaliyadda dalka. Wasiir kuxigeenka […]

DSC02392

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo Muqdisho Uga Qeybgalaya Shir Wadashaqeyn ah [Sawirro]

MUQDISHO – Wafdi uu hoggaaminayey Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyadda Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa magaalada Muqdisho uga qeybgalay shir ballaaran oo ay soo qaban-qaabisay Wasaarada Maaliyadda ee DFS Soomaaliya. Mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa uga qeybgalay shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ,waxaana shirkan diirada lagu saari doona sidii loo wada shaqayn lahaa, […]

2

Tababar Loogu Soo Xiray Garoowe Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Magaaladda Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland ayaa maanta tababar loogu soo xiray shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland kaasoo u socday muddo Todoba maalmood ah. Tababarkan oo ay bixinayeen khuburo ka socotay Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ujeedkiisu ahaa Is-dhaafsiga aqoonta laga helay Bangiga Adduunka kaasoo looga faa’ideynayey xubnaha ka socday […]