Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay koox baaris ku sameynaysa mashaariicda World Bank ee PL[Sawirro]

GAROOWE – Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda ku qaabilay koox baaris ku samayn doona habka loo fuliyey mashaariicda Bangiga Adduunnka ka fuliyey Puntland. Shirkan waxaa ka soo qayb galay Kuxigeenka Hantidowrka Puntland, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Madax ka socotay Shirkadda PKF […]

Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda iyo Madaxda Bangiga oo ka shiray sidii Laanta Bangiga looga hirgelin lahaa Galdogob[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cali Cumar caarshe oo ay waheliyaan Agaasimiyaasha Bangiga Dowladda Puntland ayaa maanta ku shiray xarunta Bangiga Dowlada Puntland. Ujeedada shirkan ayaa ahaa sidii Laanta Bangiga ee Degmada galdogob looga hirgalin lahaa loona xoojin lahaa wada shaqaynta Wasaaradda Maaliyadda ee Xafiiska Galdogob. Laanta bangiga ee […]

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Airport-ka Garoowe[Sawirro]

GAROOWE- Wasiir Kuxigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cali Cumar Caarshe iyo Agaasime xigeenka Guud ee Bankiga Dowladda Yuusuf Maxamed Faarax ( Gees ) ayaa kormeeray shaqaalaha labada Hay’adood ee ka hawl gala Airportka General Maxamed abshir Airport taas oo ah baraha uu dakhligu ka soo xeroodo. Kormeerka kadibna Mas’uulyiinta ayaa kulan kuwada qaatay […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir guddoomiyey Kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada[Sawirro]

GAROOWE- Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa Shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda waxaana ka soo qayb galay Agasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Mas’uulyiin kale kale. Shirkan ayaa looga hadlay Siyaasada & Qorshihii iibka 2024, Horumarinta dakhliga, […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir la yeeshay Shaqaalaha xarunta dhexe[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir la yeeshay Shaaqalaha Xarunta dhex ee Wasaradda Maaliyadda. Kulanka shaqaalaha iyo Agaasimaha ayaa waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa shaqada Wasaaradda loogana qeyb qaadan lahaa hormarka Wasaaradda iyo isla xisaabtanka waajibadka masuuliyada qofka ee imanshaha shaqo gelista. Agaasimaha waaxda Maamulka […]

Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE- Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin dib u habaynta xogta shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda 2024 Xafiiska HR-kana loo bandhigay xogta horumarinta shaqaalaha Wasaaradda. Qorshayaasha horumarinta leh ee 2024-ka kuna aadan shaqooyinka loo […]

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey kobcinta dakhliga[Sawirro]

GAROOWE- Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cali Cumar Caarshe ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey kobcinta dakhliga. Sharkan ayaa ka dhacay xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyada ee Caasimada, waxaana ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimahaysha Waaxyaha Wasaaradda qaybo kamidah, ku xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha caasimada[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caasimada. Kormeerkan shaqo Agaasimaha waxaa ku weheliyey Agaasime Guud ku xigeenka Bankiga Dowladda Puntland, Agaasimaha Waaxda Furdooyinka,Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Gobolada Nugaal iyo Mas’uulyiin kale. Kormeerkan ayaa salka ku hayay furi- taanka laan cusub oo Bankiga […]

Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo kulan la qaatay Hay’adaha Wasaaradda ka taageera soo xareynta Canshuurta Gaadiidka[Sawirro]

Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo kulan la qaatay Hay’adaha Wasaaradda ka taageera soo xareynta Canshuurta Gaadiidka[Sawirro] GAROOWE – Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kulan la qaatay hay’adaha Wasaaradda Maaliyadda ka taageera soo xeraynta canshuurta gaadiidka. Kulankan ayaa ahaa mid kor loogu qaadayo soo xeraynta Dakhliga waxaa […]

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo Ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Dowladda ku shaqeyn doonto[Sawirro]

GAROOWE – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa ansixiyey Miisaaniyad KMG ah ee Dawladda ku shaqeyn doonto muddo 6 bilood ah taas oo Wasaaradda Maaliyadda Golaha u soo gudbiyeen, kadib codsi Madaxweyne oo ku saabsanaa ansixinta miisaaniyad KMG ah ee bilaha January – June, 2024 laguna sii dhaqmo Miisaaniyad Sannadeedkii 2023. Miisaaniyada KMG ayaa ku […]