4-2.jpg

Xoghayaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan Sagootin ah u sameeyey Wasiir kuxigeenkii hore W/Maaliyadda(Sawirro)

Waxaa galinkii danbe ka qabsoomay magaalada Garowe munaasabad Afur ah oo isugu jirta soo dhaweynta Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan iyo Sagootin Wasiir kuxigeenkii horre ee Wasaaradda Axmed Yaasiin Saalax. Waxaa kazoo qeybgalay Xafladda Agaasimayaasha waaxaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland waxayna ahayd xaflad uu soo qaban qaabiyay Xoghayaha […]

2.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo dhaqaalihii lagu fulin lahaa mashaariicda JPLG ku wareejisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha[Sawirro]

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14 June 2017, ka dhacay Shir looga hadlayay dardar galinta Mashruuca JPLG oo ay ka soo qayb galeen Hayaddaha Dawladda Puntland iyo dhamaan Hayadda ku bahoobay Mashruuca JPLG. Ujeedada Shirka ayaa ahaaa sidii loo fulin lahaa Natiijadii ka soo baxday dib u eegistii lugu sameeyay siyaasadda maamul daadajinta iyo […]

13.jpg

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo xilka la wareegay[Sawirro]

Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Abdisalam Bashiir ayaa maanta 10 June 2017 xilka la wareegay Wasiir kuxigeenkii hore Ahmed Yaasiin Saalax. Xaflad labada masuul ay xilalka kula kala wareefgayeen waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland,Sida Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamuud Beeldaaje,Agaasimaha guud ee canshuuraha beriga Cali Jaamac […]

IMG_5377-1.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed oo lagu soo dhaweeyey Garoowe[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Mudane Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa hawlo shaqo ugu maqnaa dalalka Imaaraatka carabta iyo Seychelles ,halkaasoo uu kulamo kula soo qaatay madaxda dalalkaas. Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Mudane Axmed Yaasiin Saalax ,xubno kamid ah shaqaalaha Wasaaradda […]

IMG_5335.jpg

Guddiga Farsamada Barnaamijka PFM ee Wasaaradda Maaliyadda oo kulan ku yeeshay magaalada Garoowe(Sawirro)

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 13 Apr. 17 lagu qabtay magaalada Garowe gaar ahaan Hotel Juba shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Maaliyadda gaar ahaan gudiga farsamo ee Hogaamiya mashruuca PFM (Technical steering committee meeting), waxaa kasoo qayb galay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Hantidhowrka guud, Bankiga Dhexe ee Dowladda iyo Lataliyayaasha Bankiga Aduunka. Ugu horeyn waxaa […]

IMG_4246

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar usoo xirtay Hanti dhowrka Guud ee Puntland(Sawirro)

Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 05-April-2017, lagu soo gaba gabeeyey Hotel Juba Tababar loo qabtay Hantidhowrka guud, kaasoo ku saabsanaa barnaamujka Habka Maareynta Dhaqaalaha Dowladda ‘Financial Management information system’ (FMIS) barnaamujkaas oo ah computerized. Tababarkaas oo ay fulineysay Wasaaradda Maaliyadda Xafiiska PFMIS-ka, waxaa maal geliyey Bankiga aduunka . Xiritaanka xaflada waxaa Goob jog ahaa Gudoomiyaha […]

DSC01348

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay Shaqaalaha dowladda(Sawirro)

Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland ayaa maanta tababar u qabatay shaqaalaha wasaaraddaha iyo hay’addaha dowliga ah, kuwaas oo loo tababarayo inay la jaanqaadaan Tiknooloojiyada casriga ah ee maaraynta daqliga iyo xisaabaadka. Tababarkaan oo uu soo abaabulay xafiiska xogta maaliyadda ayaa shaqaalaha dowladda ka caawindoona inay si casri ah u dalbadaan musharaadkooda iyo adeegyadooda, waxaana furitaanka tababarkaan ka […]

IMG_9735

Madaxweynaha Puntland oo kormeer shaqo ku yimid Xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Garowe(Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda maaliyadda Puntland iyo Bangiga dhexe ee dawladda Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa kormeerkiisa shaqo ku weheliyey saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dawladda Puntland. Ujeedada kormeerka shaqo ee madaxweynaha ayaa ahayd u kuurgelida iyo ogaanshaha shaqooyinka baaxada leh ee ka socda Wasaaradda maaliyadda iyo […]

IMG_4084

Madaxda Maaliyadda Iyo Madax ka socotay Bangiga Adduunka oo la kulmay Madaxweynaha Puntland(Sawirro)

Wafdi heer caalami ah oo ka socda Bankiga aduunka iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda DPL ayaa maantay oo taariikhdu tahay 27-March-2017 kulan kula qaatay Madaxweynaha DPL Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kulankaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada DPL. Ujeedada kulankan ayaa ah sidii Madaxda Bankiga Aduunka iyo Wasaaradda Maaliyaddu ay warbixin guud uga siin lahaayeen Madaxweynaha […]