Ku saabsan Wasaaradda

Ku saabsan Wasaaradda

Wasaaradda Maaliyadda waxay ka mid tahay 14-kii Wasaaradadood ee lagu aas-aasay Dawladda Puntland, waxaana lagu abuuray Dekreeto Madaxweyne Lr. 01/98 ee 06/08/98, abuuristaas oo laga tixraacayey qodobka 13-naad ee Axdi-Qarameedka Dawladda Puntland. Dal-walbaa Wasaaradda Maaliyaddu waa halbowlaha Dhaqaalaha ee dalkaas, waxayna u xilsaaran tahay arrimaha hoos ku qoran

Miisaaniyadda Dowladda Puntland 2020

Maamulka Wasaradda

Wararka ugu danbeeyey

Wargeysa Bilaha ah

  • Upper Hill-Garowe
    Government Zone.
  • Sat - Thurs: 8:00 AM–4:00 PM
    Fri - Sun: Closed
  • +25290-7724437
    +25290-7724401