Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Xafiisyadda Wasaaradda Maaliyadda ee gudaha Dekedda Garacad[Sawirro]
GARACAD – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Faarax Maxamuud, oo ay weheliyaan wefti ka socday labada gole ee...








