Latest News & Resources

IMG_8009

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo Wasaaradda Hawlaha Guud oo Daahfuray Barnaamijyo dib u habeyn loogu sameeyay Cashuur bixinta[Sawirro]

GAROOWE – Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa lagu Daah-furay barnaamijyo cusub iyo kuwa dib u habayn lagu...

Read More
IMG_7978

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Xariga ka jaray Laanta Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee gobolka Nugaal[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jawle ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...

Read More
hall

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Sare u qaadida Dakhliga oo ka dhacay xarunta Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay sare u qaadidda...

Read More
IMG_7816

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar usoo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan uuna weheliyo Wasiiru-dowlaha...

Read More
IMG_7703

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar u furay Madax-qaybeedyada Waaxyaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta tababar u furnay Madax Qeebeedyada...

Read More
IMG_7669

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Madxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta dhexe ee Wasaaradda. Kulankan waxaa...

Read More
IMG_7540

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar u furay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, Mudane Axmed Maxamed Bulxan, ayaa maanta si rasmi ah u furay...

Read More
IMG_7515

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Dardargelinta Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE– Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay...

Read More
IMG_7475

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir la qaatay Madaxxa Dakhliga Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa shir guddoomiyay kulan uu la qaatay Madxda...

Read More
1 (1)

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarumaha dakhliga Wasaaradda ee Boosaaso(Sawirro)

BOOSAASO – Wasiirku xigeenka Maamulka ahna Siihaya Xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa...

Read More
1 (1)

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda ee Badhan(Sawirro)

BADHAN- Wasiir ku-xigeenka Maamulka ahna Siihaya Xilka wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax oo hawlo shaqo...

Read More
1 (1)

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo booqasho shaqo ku tagay xarunta Dakhliga Wasaaradda ee Carmo(Sawirro)

CARMO – Wasiir-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Cismaan (Arbac) oo safar shaqo ku tegay Degmada Carmo...

Read More