GAROOWE-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maanta ka qayb galay kulan isbarasho ah oo ku aadan Madaxada cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Shaqalaqalaha Wasaaradda.