Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo xilka kala Wareegay Wasiirkii hore[Sawirro]

XIL WAREEJIN GAROOWE – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dowadda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi. Munasaabada xil wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Dowladda Puntland Guddiga xil wareejinta, mas’uuliyiinta Wasaaradda iyo marti  sharaf kale. Wasiirkii hore ee Wasaaradda […]

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeer ku yimid Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray ku yimid xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo madaxda kale ee Wasaaradda ayaa Madaxweynaha iyo Waftigiisa ku soo dhoweeyay xarunta Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xassan Shire Cabdi […]

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo furay shir u dhaxeeya Puntland iyo Madax ka socotay Bangiga Adduunka(Sawirro)

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi ayaa daah-furay shir u dhexeeya madax ka socotay Bangiga Adduunka iyo Dowladda Puntland. Shirkan oo looga arrinsanayo sidii ay noqon lahaayeen qaab-dhismeedka iyo Maamulka Mashaariicda cusub ee Bangiga Adduunku ka fulin doono guud ahaan Soomaaliya gaar ahaana Puntland. Agaasimaah Guud ee Wasaaradda […]

Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Puntland oo Kulan la qaatay Wafti ka socday Bangiga Adduunka(Sawirro)

GAROOWE –  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Dr. Maxamed Cabdi Cilmi ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wafti ka socda Bangiga Adduunka. Ujeedka waftiga ayaa ahaa sidii loo dhameystiri lahaa mashaariicda horey usocday oo ay ka mid yihiin : – Hawlgabka shaqaalaha iyo darajada shaqaalaha (pension and pay and grading). Tayeynta iyo tababarka […]

Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Puntland oo Kormeer ku shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda ee gobolka Nugaal(Sawirro)

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Puntland oo uu weheliyo Agaasimaha Kuxigeenka Guud ee Dakhliga ayaa booqasha ku tagay Xafiiska Wasaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal. Kormeerkaan oo u jeedadiisu ahayd isbarasho Agaasimaha Guud iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee Xafiisak Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga, Xisaabiyaha […]

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Furay Shir looga hadlay Waxqabadka Mashruuca Abaabulka Dakhliga(Sawirro)

Kulanka waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee W/Maaliyadda Mudane Maxamed Cabdi Cilmi, Kuxigeenka Agasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Abshir Maxamed Abshir iyo Madaxa Mashruuca DRM/PFM Mudane Sher Shah Khan iyomas’uuliyiin kale. Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Abshir Maxamed Abshir ayaa faahfaahin ka bixiyay Ujeedka kulanka oo ahaa sidii looga wada hadli lahaa […]

Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Dowladda Puntland oo xilka la wareegay(Sawirro)

Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowlada Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Ku-simaha Agaasimaha Guud ahan Agaasime Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda. Xilwareejinta waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda, Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda, Wasiiru dowlaha, Xeer ilaaliyaha Dowladda,Xisaabiyaha guud ee Dowladda, iyo mas’uuliyiin kale oo Dowladda ka […]

Madaxda sare ee W/Maaliyadda Dowladda Puntland oo ka qayb galay Xuska Maalinta Furdooyinka Adduunka oo lagu qabtay Boosaaso(Sawirro)

BOOSAASO-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirku xigeenka Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa ka qayb-galay Xuska Maalinta furdooyinka Aduunka oo lagu qabtay magalada Boosaaso. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qaybgalay Qaar ka mid ah Golaha Xukuumadda, Maamulka Gobolka, kan Degmada Boosaaso, Taliska Booliiska, Agaasimaha Furdooyinka Puntland, Maamulaha Furdada Boosaaso Ganacsato iyo mas’uuliyiin […]