Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Kastamka Wasaaraddu ku leedahay Dekeadda Boosaaso[Sawirro]
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Boosaaso ayaa...








