Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo booqasho shaqo ku tagay xarunta Dakhliga Wasaaradda ee Carmo(Sawirro)
CARMO – Wasiir-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Cismaan (Arbac) oo safar shaqo ku tegay Degmada Carmo...








