Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalay Shirka Guddiga Farsamo ee kor u qaadista nafaqada iyo sugnaanta cunada[Sawirro]
GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta ka qayb galay Shirka Guddiga...








