Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Golaha Wakiiladda horgeysay Miisaaniyadda 2022(Sawirro)

GAROOWE – Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee Sannadka 2022-ka oo ay soo diyaariyeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa la hor geeyey Golaha Wakiiladda ee Dowladda Puntland. Kulanka Golaha, waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Gudoomiye kuxigeenadiisa. Miisaaniyadda la hor geeyay Golaha Baarlamaanka ayaa dhan $354,093,039. Horayna usoo ansaxiyeen Golaha Wasiiradda Dowladda […]