GAROOWE- Waxaa Maanta Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ka furmay shir ku looga hadlay kala xadeynta canshuuraha Dowlada Dhexe iyo dowladaha hoose ee Puntland.

GAROOWE- Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorsheynta ayaa yeshay kulan looga hadlay dar-dar gelinta dakhliga.Kulan waxaa ka qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jawle, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Kuxigenada agasimah guud ee Maaliyadda, Madax ka socta UN iyo NGOada.Kulankan ayaa loga wada hadlay Canshuuraha lagu leeyahay shirkadaha qandarasyada ee ay UN […]