Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir guddoomiyey Kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada[Sawirro]

GAROOWE- Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa Shir guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda waxaana ka soo qayb galay Agasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Mas’uulyiin kale kale. Shirkan ayaa looga hadlay Siyaasada & Qorshihii iibka 2024, Horumarinta dakhliga, […]