Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Goobjoog ka ahaa Saxiixa Heshiiska Mashaariicda Waddooyinka Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta goobjoog ka noqday saxiixa heshiiska Mashaariicda Dhismaha, Dayactirka iyo horumarinta Wadada isku xirta Gobollada Puntland, oo ay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa la saxiixatay Shirkada dhismaha ee Albaashid iyo Guddiga dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa boggaadiyay mashaariicda dhismaha […]