Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Bulxan ayaa kormeer shaqo ku tegey xarunta dakhliga Wasaaradda Maaliyada. Xarunta dhexe, Wasiirka waxaa ku soo dhoweeyey Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi iyo mas’uulyiin kale. Kulan uu shir guddoomiyey Wasiirku oo ay ka qayb galeen Agaasimayasha Waaxyaha Wasaaradda  ayaa lagu soo […]