Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Goobaha dakhliga Wasaaradda ee Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo howlo shaqo u jooga magaalada  bosaso ayaa kormeer shaqo ku tegey goobaha dakhli soo saarka ee Wasaaradda Maaliyadda. Agaasimaha ayaa kulan la qaatay Mas’uulyiinta goobaha uu booqday oo ay ka mid yihiin kastamka Wasaaradda Maaliyadda ee garoonka diyaaradaha, Bangiga Dowladda laanta […]