Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Puntland oo Kulan kaga hadlay Cashuuraha ku waajibay Shaqaalaha UN-ka,NGOs ee Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorshaynta ayaa yeeshay Kulan ay kaga hadleen Cashuuraha ku waajibey Shaqalaha ka hawl gala UN, NGO, kuwa Maxaliga iyo mashaariicda dalka laga fulinaayo. Kulankan waxaa ka qaybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda, Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Nugaal, Agaasimaha […]