Guddiga Goob shaqo ee Anshaxa iyo Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo ku kulmay xarunta Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Guddiga Goob shaqo ee Anshaxa iyo Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan ku yeeshay xarunta Dakhliga ee Wasaradda. Kulanka waxaa shir Gudoomiyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle waxaana looga hadlay xeerararka Anshaxa iyo Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Intii uu socday kulankan waxaa halkaasi lagu soo badhigay qorshayaal la xiriira […]