GAROOWE – Agaasime guud Ku-xigeenka Dakhliga Wasaarada Maaliyada Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa gudoomiyey shirka dardargelinta dakhliga gobalka Nugaal Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaayaasha waaxyaha Cashuuraha beriga Iyo Furdooyinka, Xisaabiyaha gobalka Nugaal, Maamulaha kastamada gobalka, Taliyaha ciidanka laanta ilaalada cashuuraha gobalka Nugaal Iyo Mas’uuliyiin kale. Shirkan ayaa xisaabiyaha Gobalka Nugaal, Maamulaha kastamada Iyo Taliyaha […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone