Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Furdada Boosaaso[Sawirro]
BOOSAASO – Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland ahna kusimaha Xisaabiyaha Mudane Cali Jaamac Gaashaan oo ay weheliyaan Mas’uulyiin ka tirsan ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Xafiiska Xisaabaadka ayaa hawlo shaqo u gaaray Magaaladda Boosaaso. Xisaabiyaha ayaa booqaday Xafiiska hubinta xisaabaadka waxana uu la kulamay Mas’uulyiinta Xafiiska oo ay ka wada hadleen hormarinta shaqada Xisaabaadka […]