GAROOWE – Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor oo ku jira kormeerka xarumaha Hay’adaha Dowladda, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, halkaasi oo ay kusoo dhoweeyeen Masuuliyiinta Wasaaradda. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda, isagoo boggaadiyay dadaalka kor loogu qaadayo dakhliga, kobaca dhaqaalaha iyo dhiirigelinta […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone