Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Xisaabiyaasha gobolada ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaarada Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta kulan la qaatay Xisaabiyayaasha Gobalada ee Wasaaradda Maaliyada oo magaalada Garowe u yimi shirkii Maamul baahinta iyo dardargalinta dakhliga. Kulankan oo ahaa xog iswaraysi Ku aadan shaqooyinka hortabinta u leh Wasaarada Maaliyada ee Goboladda ayuu Agaasimuhu warbixino ka dhagaystay Xisaabiyayaasha […]