Guddiga anshaxa, dalacaada iyo abaalmarinada Shaqaalaha Wasaradda Maaliyadda oo Shir Go’aan gaaris ah ku yeeshay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Guddiga anshaxa, dalacaada iyo abaalmarinada Shaqaalaha Wasaradda Maaliyadda ayaa ufariistay kiis la xiira eedeymo loo soo jeediyay qaybo ka mid ah Shaqaalaha gaadiidka kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Kulanka waxaa shir Gudoomiyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda  Wasaaradda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle Gudiga oo loo soo badhigay cadaymo iyo […]