EYL – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa si rasmi ah xariga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Munaasabadda xarig-jarka waxaa Agaasimaha Guud ku wehelinayey Ku-simaha Xisaabiyaha Guud ahna Ku-xigeenka Xisaabaha, iyadoo ay sidoo kale goob-joog ka ahaayeen maamulka degmada Eyl, xisaabiyaha […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone