Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowlaha Puntland oo maanta Baarlamaanka u gudbiyay Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024[Sawirro]

GAROOWE – Maxdada Wasaaradda Maaliyadda ayaa Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland maanta u gudbiyey Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2024. Fadhiga Golaha waxaa Shir Gudoomiyey Guddoomiyaha Golaha Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid uuna weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Mudane Maxamed Maxamuud Ciise. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirudowlaha Wasaaradda, Xisaabiyaha guud ee Dawladda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Mas’uulyiin kale ayaa ka qaybgalay […]