Wasiir-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda xarunta dhexe ee Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirudowlaha Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Shiikh Ciid ayaa maanta shir muhiim ah kula yeeshay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee xarunta dhexe ee magaalada Garoowe. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray isla xisaabtan ku aaddan hawlaha shaqo ee Wasaaradda, kor u qaadista hufnaanta adeegyada ay bixiso, iyo sidii loo dardargelin lahaa waajibaadka shaqo […]

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Kastamka Dekadda Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo howlo shaqo u jooga magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tagay Kastamka Dekedda. Agaasimaha ayaa booqaday goobaha ay ka socdaan shaqada dejinta badeecadaha ay wadaan Doonayaha, maraakiibta iyo shaqada dakhliga ee ay gacanta ku hayso Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Kormeerkan ayaa […]