Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta Cashuuraha Berriga Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Xarunta Cashuuraha Berriga waxaa kormeer shaqo ku tagay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle. Agaasimaha waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey Maamulaha Canshuuraha Berriga Gobolka Bari, Taliyaha Ilaalinta Canshuuraha Gobolka Bari iyo Saraakiisha Canshuraha Beriga. Kulan uu Agaasimahu la qaatay Mas’uuliyiinta Cashuuraha beriga ayaa looga wada-hadlay qiimaynta iyo kor u qaadista […]