Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada iyo Dakhliga[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay hormarinta shaqada iyo dardargelinta dakhlig gobolka. Kulanka waxaa ka qaybgalay Maamulaha cashuuraha beriiga, Agaasime Ku-xigeenka Furdooyinka, Mas’uulyiin ka tirsan internail auditka Wasaaradda iyo saraakiisha ilalada canshuuraha. Mas’uuliyiinta Kulanka ka qaybgalay ayaa Agaasimaha guud la wadaagay shaqooyiinka […]