Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada[Sawirro]
GAROOWE- Wasiir Ku-xigeenka Maaamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda.
Kulanka waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-simaha Xisaabiyaha Guud ahan Ku-xigeenka, Agaasimaha Guud Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda, Agaasimeyaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda iyo madax qaybteeda.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda
ayaa warbixin dhammaystiran oo ay soo diyaariyeen Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda la wadaagay Wasiirku xigeenka Maamulka.
Wasiirka ayaa bogaadiyey habsami u socodka shaqada Wasaaradda Maaliyadda waxana uu faray in la muujiyo dadaal dheer ah oo ku aadan dhanka shaqada.
Baahintii
Xafiiska Wayi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland


BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa ka qayb galay daah-fur loo sameeyey Maxjar Cusub oo laga hirgeliyey Magaalada Boosaaso.
Baahintii 
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane



















BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda xannaanada Xoolaha iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ayaa booqday Maxjaradda Naaxinta xoolaha ee ku yaala Magaaladda Boosaso.
Baahintii 
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tegey dhismayaal casri ah oo ay leedahay Wasaaradda Maaliyadda laguna dhisaayo hab isku tashi ah lagana hirgelinaayo Boosaaso.
Baahintii 
GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa warbixin ku aadan diyaarinta Miisaaniyadda sannadka 2026 ka dhageysatay Waaxda Miisaaniyadda.
Baahintii 
GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa shir gudoomiyey kulan uu la yeeshay waaxyaha dakhliga laguna qabtay Xarunta dhexe ee dakhliga.
Baahintii 
GAROOWE – Madaxda



GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland,oo ay weheliyaan Wasiirudowlaha Wasaaradda,Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay Qaab-dhismeedka Miisaaniyadeed Dowladda Puntland ee sanadka 2026.
Baahintii 
GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland uuna Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa ka qaybgalay kulan uu shir gudoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane
Baahintii